Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

SNM iyo Mujaahidnimo Waxaa Noo Ogalaa Garaad Cabdiqani Oo Cali Khaliifna La Socday …

30th September 2024  admin  

Jabahddii USC  iyo madaxdoodii, haddii  maalintii ay Muqdisho soo galeen hadalkan iyo mid u dhow ay   ugu khudbadayn lahaayeen  umaddaii Soomaaliyeed oo sugaysay isbedelkooda .  Maanta waxa gacanta inoogu jiri lahaa qaran Buuxa oo dhamaystiran . Umadda Soomaaliyeedna  dhibta maanta …

30th September 2024  admin  

Dagaal Ka Dhaawacyo Sababay Oo Xudun Ku Dhexmaray dadka Deegaanka Iyo Maleeshiyada SNM ee beelaha isaaq ku misaysan yihiin Wararka Naga soogaadhaya Degmada Xudun Ee Gobolka Sool Ayaa sheegaya In Gudaha Magaalada Laga Maqlayo Rasaas xoogan, a, kadib markii dadku …

30th September 2024  admin  

Magaaladani waxay ka mid ahayd degaanaddii  Saladanaddii Warsangeli ay ka atalin jirtay qarniyada ,  maantana xoog ayaa lagu haystaa dadkeediina waa laga  Barakiciyey, oo maanta waxay dul saaran yihiin oo ay la nool yihiin   Bulsho kale oo aan wax badan …