Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
20th November 2024 admin
Jaamacadda Maakhir iyo Jidka Ceel Daahir ayaa guud ahaan Bulshada reer Maakhir ku dhiira geliyey inay maalgashadaan magaalada Badhan ee gobolka sanaag. Maanta hadal haynta ugu weyn qurba joogta reer Maakhir waa sidii Guryo iyo ganacsi ay uga smaysan lahaayeen …
20th November 2024 admin
Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay arrimaha Amiga, Xaaladd Abaaro ee Puntland ku soo wajahan iyo Dhibaatadda ka taagan Shillin Soomaaliga. Share this: …
20th November 2024 admin
Muuqaalkan Waxaa Looga hadlayaa Warshadii Kuluunka LaasQoray Oo Ahayd Il dhaqaale Oo Soomaalida U muhiim Ah. Ruug Cadaa Cali Shabeele Caga Yare, Oo degmada Buran Jooga Kana Mid Aha Lafdhabartii Warshada Kalunka LAASQORAY Aya Muuqaalkan lagu Waraystay. Waxaana Soosaaray Filmkan …
20th November 2024 admin
Halkan Hoose Ka Daawo Munaasibad Lagu daahfuray Dugsiga Hoose ee Magaalada Dalweyn,iyadoona Munaasabadaasi ay soo qaban qaabiyeen Ururka Hiigsi ee Xaruntiisu tahay Magaalada Dalweyn ee Deegaanada Degmada Waaciye. Ururka Hiigsi ayaa soo bandhigay Qorshe ay ku tayeeynayaa Waxbarashada Degaanka. Gudoomiyaha …