Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
27th December 2024 admin
Daawo Dood Dhex Martay Xildhibaanadii Dawlad Diid Vs Dawlad Doon Haddii shalay Caydiid iyo Ina Cumar Jees Qaramkii Soomaaliyeed burburiyeen oo Somali Isbaaro u dhigteen, maanta Isbaarada Qaran dumiska ah ee Soomaali lahu burburinayo waxay u taalaa Xiddig iyo Mahad …
27th December 2024 admin
Wasiirkii Puntland ee shaqada looga eryey maxaad u hadashay, dano gaar ah ayaa laga lahaa Shaqo ka ceeyrintii Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada iyo Xiriika Goboladda Puntland Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan ayaa u muuqata mid arrimo gaar ah ay ka danbeeyeen, shaqo …
27th December 2024 admin
Madaxweyne Farmaajo oo Caruurtii gobolada Waqooyi galbeed iyo Togdheer ka badbaadinaya inay tahriibaan, una sameeyey mashaariic shaqo abuuruis ah iyo waxbarasho dibadeed. Halka madaxdii beesha SNM ay iyagu weli ka sheekaynayaan waalidii iyo Isaaq ayaa dawlad noqonaya oo caalamku aqoosan …
27th December 2024 admin
Jeesoow, Xidig, Dhuxuloow, Yalaxoow, Calasoow iyo Yabaroow ayaa Soomaaliya afduub ku haysta, https://youtu.be/U3HADqb-1fw https://youtu.be/vpuLpfETgKM …