Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Wasiirka cusub ee maalyadda puntland Abdulahi Carshe  iyo ciidamo ku hubeysan tikniko ayaa maanta booqasho ku yimid kastamka magaalada Tukaraq ee gobolka Sool …

30th September 2024  admin  

قناة الظفارية ( حفل تكريم الطلاب المتفوقين والمجيدين من أبناء محافظة ظفار وقبيلة الدارودي  https://youtu.be/yl6r2DHUs0M …

30th September 2024  admin  

Gaas iyo gacan yarahiisa oo guda galay howlihii ay Sacuudiga u tageen Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa xalay gaaray magaalada Jeddah dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, maalin un kaddib markii maamulkiisa uu taageeray Xulafada uu hoggaamiyo Sacuudiga. Warar …

30th September 2024  admin  

Madaxweyne Gaas iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Xaashi oo U Ambabaxay Dalka Sucuudiga Say Usoo Gutaan Waajibaadka Xajka Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxmed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo  ayaa maanta gelinkii danbe 17 August 2017 safar ugu ambabaxay  dalka Boqortooyada …