Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Hormuudka Jaamacadda Maakhir Prof. Caalin A. Faatax ayaa Si Diirran loogu Soo Dhoweeyey degmad Badhana  ee gobolka sanaag. Waxa galabta si diirran loo soo dhoweeyey Prof. Caalin Axmed Faatax oo dhowaan uu madaxweynaha dawlada Puntland Mudane C/weli Maxamed Cali Gaas …

30th September 2024  admin  

Mid ka mid ah nimanka la shaqaysta ee SNM, oo ka soo jeeda beesha cali Geri, oo ka mid ah labadii  beelood ee Buuhoodle ku dagaalamay, ayaa hadda  ku doodaya in Reer Hagar iyo Cali geri ayna ku  dagaalama Buuhoodlei  …

30th September 2024  admin  

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta oo Axad ah gaaray dalka Masar, waxaana garoonka diyaaraha ee magaalada Qaahira ku soo dhaweeyay dhigiisa dalkaas Abdel Fattah El Sisi. Labada madaxweyne ayaa la filayaa in saacadaha soo socoda …

30th September 2024  admin  

Shiddo Nala joogtaay Bax,  Shar Soo Soctaa Deeraan Inasha Aalaah,  Shuushkeenana Waa Shafeeculaahiye Shinbirtii Nabadee shalay Buubtaay shuuto uso dag. …