Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo lagu qabtay Garoowe  Wasiirka Arimaha Gudaha dowlad goboleedka Puntland iyo Taliyaha Ciidamada Booliiska ayaa ka qayb galay shir looga hadlay amniga guud ee deegaannada Puntland, gaar ahaan Amniga Caasimadda ee Garoowe. Kulanka ayaa waxaa …

30th September 2024  admin  

Haddii waa loogu yeeri jirey, iminka waa ku deysey dhulkii laysku haystay. Doorashadii qof iyo cod ee ka qabsoontay Sanaag iyo Hayland waxay waa markhaanti cad oo meesha ka saaran murankii beenta ahaa. …

30th September 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa la wadaagay Madaxweynihii hore xaalada dalka iyo dadaallada dowladdu ay ku bixinayso xoreynta dalka iyo halganka …

30th September 2024  admin  

Mohamad Hassan Dhalo iyo Safarkii Sanaagta Weyn | waa hormadii 1aad taxane dhawr ah oo todobaadyadan soo bixi doona …