Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdulaahi Cumar Camey ayaa shaqadii ka fariisiyeyTaliyaha Ciidamada Booliiska Puntland Sareeyo Guuto Cabdiqaadir Faarax Erag.    …

30th September 2024  admin  

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo guddashada wajibaadka Xajka u jooga dalka Sucuudiga ayaa maagaalada Jidda ee dalkaaasi Sucuudiga kulan kula yeeshay Ammiir Suldaan Binu Nassar Binu Abdull-Aziz Al-Sucuudi. Kulanka Madaxweynaha iyo Ammiir Suldaan Binu Nassar ayaa …

30th September 2024  admin  

  Shirkii Beelaha Dishiishe iyo Majeerteen uga Socday Degmada Carmo oo Natiijo La.aan Kusoo Dhamaaday Shir Mudo ku dhow hal Asbuuc Degmada Carmo Ee Gobolka Bari uga socday Ergo ka kala socotay Beelaha Majeerteen iyo Dishiishe oo dhowaantan Diriri ku …

30th September 2024  admin  

 Kaftanka siyaasadda, Mishiinka lacagta sameeya ee PL, Heshiiska Baarlamaanka SL https://youtu.be/bZnvH6rR24M…