Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Siyaasiyiinta HAG, maalin walba arin cusub ayeey Soomali u  keenayaan, oo ka hor imanaysa dawladnimada iyo in isbedel horumarineed uu  Soomaaliya  ka dhaco . Madaxweynihii hore ee Hirshabelle  Cali Cabduulahi Cosoble oo dhowaan xilka laga qaaday, ayaa sheegay inuu …

30th September 2024  admin  

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta waqtigiisa la qaatay dhallinyaro ku sugnaa Xeebta Liido. .    …

30th September 2024  admin  

Maamulka Hargeeysa ayaa fasax ku bixiyey in la soo saaro lafo dad oo ku aasnaa qabuuro ku yaal magaalada Berbara. Dadka ku aasan qabuurahaas ayaa lagu sheegay ineey ahaayeen dad Daarood ah ama (Faqash) ah sida ay beeshaas u taqaan.…

30th September 2024  admin  

Dadka haddii ay riwaayad ku nool yihiin waa mid masiibo ah. Ninkan muuqaalka hoose ka hadlaya wuxuu aqirnayaa war been ah, wuxuu ku leeyahay Yusur Abraar ayaa cafis na soo weeydiisatay si ay Borama u tagto. Bal Isaaq oo aan …