Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Afhayeenka isimada Puntland oo ka hadlay Qarixii Ciidanka lagu layeey AF-Urur Hoos ka dhegayso Afhayeenka Isimada Puntland…

1st October 2024  admin  

Naqshadda Ahraamta Masaaridi hore  waxa laga keenay Buurta  Naaso Hablood ee Hargaysa. Waalida beesha  SNM ee ictiraafku madaxa maray, Hoos ka akhriso taariikh aan jrin oo la samaysanayo iyo ictiraafkii oo maanta  galay dalka Masar iyo Ahraamtii Faraaciinta https://qarannews.com/egypt-maxaa-ka-jira-in-nashaqada-pyramid-ka-laga-maan-guuriyay-buuraha-naaso-hablood-ee-hargeysa-xiligii-faraacinadii-cadaymo-iyo-taariikh-la-helay-daawo/…

1st October 2024  admin  

Wafdi wasiiro ka socday dawladda Puntland oo isbitaalka Carmo ku booqday dadkii ku dhaawacmay qarax …

1st October 2024  admin  

Waa ku xigeenkii dhiig miiratadii Damuljadiid, waa ninkii Xaaskiisa u magcaabay  safiirka Ciraaq, Waa ninkii gobol iyo nus   maamul goboleed ugu  sameeyey qabyaaladda. Waa nimankii xeryaha ku xeraystay Barakacayaasha Soomaaliyeed si ay lacag uga sameeyaan . Waa ninkii Qolka mugdiga …