![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2017/09/xaaf2-15-624x468.jpg)
17th January 2025 admin Category :
Gudoomiyihii baarlamaanka dawladiisa ayuu xabsiga dhigay, madaxweyne ku xigeenkiisii ayaa ku xigay oo uu isagana jeelka dhigay, taliyihii nabad sugida ayuu shaqadii ka eryey isaga oo dubai jooga , Hargaysa intuu tegay ayuu Been ka soo alifay iyo Berbera madaxweyne Farmaajo ayaa ka taliya . maanntana Duulimaadyada Ka Imanaya Muqdisho ayuu Ka Mamnoocay Cadaado.