Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Somalicable ayaa warbixin ka diyaarisay dhismaha wada Ceerigaabo iyo Ceel daahir …

1st October 2024  admin  

Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa haboon ineey wax ka qabato tabashooyinka ku aadan nadaafad xummo baahsan oo soo wajahday suuqa hilibka ee magaalada Burco. Hooyooyinka ka ganacsada hilibka waxeey fariin u direen marar badan maamulka ka dhisan magaalada, laakiin cabashooyinkooda …

1st October 2024  admin  

Xafiiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa dhawaan laga soo saaray wareegto loogu sheegayo gollaha wasiiirada ineeysan ku qori karin baraha bulshada wax war ah ama aysan warbaahinta war siin karin iyadoon la oggeeysiin xafiiska ra’iisal wasaaraha si la iskulla oggaado waxa laga …

1st October 2024  admin  

Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar,  ayaa si faahfaahsan uga hadlay afrinta Cabdikariim Qalbi dhagax oo ay beel ka soo wada jeedaan https://youtu.be/Yj2W4JRwkzw…