Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Shiikhii ugu horeeyey ee argagixiso geliyey buuraha Calmadow ayaa  ka hor yimid amarkii wasiirka amniga Puntland, Cali Xaaji Warsame oo ka mid ahaa hogaamiyaashii ugu horeeyey ee argagixisada Soomaaliya ka jirta maanta  ayaa ka hor yinid amarkii looga hortagayey Alshabaab.…

1st October 2024  admin  

Wasiirka amniga Puntland oo mamnuucay in argagixisada iyo taageerayaashoodu ay shirar  ku qabsadaan Puntland…

1st October 2024  admin  

Waraysigan uu siiyey Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan oo ah waraysi oo si balaaran ugaga waramay Go’aan ka ay dowladdu ka soo saartay ka dib dhiibidii Qalbi Dhaxan Saamaynta ay Somaliya ku yeelan karaan hadda …

1st October 2024  admin  

Daawo Mahad Salaad iyo kooxdiisa oo beesha Biyo maal ka qaxiyey magaaladii ay Qarniyada  deganaayeen ee Marka.   Mahad Salaad iyo kooxdiisa nasan maayaan ilaa Soomaaliya ay ka wada dhigaan gobolka Shabeelaha hoose oo dadkii ku noolaan jiray ay  qaar xasuuqeen,  …