Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Xildhibaanada Beesha Absame ugu jira Baarlamaanka Somalia ayaa shalay kulan xasaasi ah la qaatay Raysulwasaaraha xukuumada Somalia Xasan Cali Kheyre.Xildhibaanada ayaa Raysulwasaaraha kala hadlay dhowr arimood oo la xidhiidha dhiibistii Cabdikariin Qalbidhagax iyo dhacdooyin dhacay dhiibistiisi kadib. Xildhibaanada waxay Raysulwasaaraha …

1st October 2024  admin  

Taliska Qeybta Booliska ee Gobalka Bari ayaa soo bandhigay xaashiish ka kooban laba kiilo iyo gaariigii waday oo ciidamada amaanku ku qabteen kantaroolka laga soogalo magaalada Boosaaso. Ciidamada amaanka waxaa sidookale u suurtagashay soo qabashada shaqsiyaadkii waday Iyo kuwii ay …

1st October 2024  admin  

M.Caydiid & Cunbul oo raadinaya Afhayeenka Baarlamaanka Puntland http://badhanonline.com/2017/09/10/m-caydiid-cunbul-oo-raadin-afhayeenka-baarlamaanka-puntland/…

1st October 2024  admin  

Haddii Qalbi dhagax la dhiibay, Somalilandna waa in la aqoonsadaa. Baroortu Orgiga ka weyn. Jacaylka SNM marmarsiiyo loo raadi. Jacaylka siyaasiyiinta iyo wariyaasha Hawiye u hayaan Qalbi dhagax waa wejiyo badan yahay. Weriyaha loogu jecel yahay koonfurta Soomaaliya Aamino Muuse …