Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Biyo xireenka Meeladeen ee degmada Iskushuban ee gobolka Bari  oo dhismihiisu marayo heer gabogabo ah …

1st October 2024  admin  

Xiran meeno kabaha adag ee birta afka ku leh kuwaas oo loogu talagalay in cagta ay ka illaaliyaan si qofka dhaawac uusan u soo gaarin iyo koofiyadaha adag ee iyana dadka ka cellisa marka ay wax ka soo dhacaan meel …

1st October 2024  admin  

Ayaan darooyinka qarnigan ina soo maray waxaa ka mid ah rag iyagu isu xiniinyo waaweeyn balse aan cadowgooda u xiniinyo waaweeynayn, midhkaasi aan is dul taagee dharaartii la joogay Taleex, way ku soo kala xanaaqeen Xaglotoosiye Iyo Mr Galaydh, maantana …

1st October 2024  admin  

“Guri Cidlo ah baa la Kiraystay oo 5 Habeen loo furtay in  lagu niikiyo. Sidaa waxa yiri Taliyaha  la dagaalanka argagixisada Puntland  Janaraal Muxiyadiin Axmed Muuse. …