
3rd October 2023 admin Category :
Caaqil Cawad Cali Xiireey oo Mindigale jooga haduu abaal u hayo Shacabka Puntland iyo madaxweynahooda Xaaji Cabdi Weli Gaas, sida ay noloshooda u bedeleen, Adiga oo Mombasa iyo Minneapolis jooga oo Muufadu kuu bisishahay waa maxay sababta aad u mucaardaysaa horumarka ka socda gobolka Sanaag.