Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Tuulada Ceeldaahir ee Gobolka Bari ayaa maanta waxa lagu dilay Askari ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Puntland,iyadoona uu dilkaasi geystay Askari kale oo ka tirsanaa isla Ciidanka Puntland qeybtooda Gobolka Bari. Askarigan dilka geystay ayaa rasaas ku furey goob uu fadhiyey …

1st October 2024  admin  

Reer Muqdisho+ Reer Hargaysa Iyo Inta Jeer ee Ay Dawlad Iyo Qaran Diideen http://www.puntlandobserver.com/reer-muqdisho-reer-hargaysa-iyo-inta-jeer-ee-ay-dawlad-iyo-qaran-diideen-cadayn-qormo-gaaban/…

1st October 2024  admin  

Beelaha ay ka  soo jeedaan 11kii  Xildhibaan ee  aqalka sare ee Mooshinka Qaran dumiska  doonayey maanta Xildhibaannada Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ku kala qeyb-samay ka doodista arrintii ku saabsaneed  sida ay xukuumadda Cali Kheyre ku dhiibtay …

1st October 2024  admin  

Waxay reer Puntland u ahayd Maalin xasuus Gaar ah mudan marka laga eego dhanka Siyaasada oo markaasi qalaalase xoogani uu ka oognaa” Maalintaasi kor ku xusan ayuu Magalalada Garoowe kaga dhawaaqay Siciid Xasan Shire inuu baneeyay Afhayeenkii Baarlamaanka Puntland isaga …