Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Jeesoow, Xidig, Dhuxuloow, Yalaxoow, Calasoow iyo Yabaroow ayaa Soomaaliya afduub ku haysta, https://youtu.be/U3HADqb-1fw https://youtu.be/vpuLpfETgKM …

1st October 2024  admin  

Digreeto Kasoobaxday Xafiiska Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ahna Kusimaha Madaxweynaha oo Xilka Looga Qaaday Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cadixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa xeer Lr-19  September 13 2017, xilka kaga qaaday Wasiirru Dawlihii Madaxtooyada ee Xirirka …

1st October 2024  admin  

Daawo  Diyaarad yar oo maalintii Isniinta Geed ku dhacday. Kamarad ayaa qabatay Diyaarad yar oo ku  dul dhacaysa geed ku yaal meel gawaarida la dhigto ee k taal magaalada  Plainville, Connecticut, Maraykanka. 79 jirkii diyaaradan waday isaga waxa soo gaaray …

1st October 2024  admin  

Waa kuwama sadexda aqoonyahan ee Yuusuf Garaad u diray dalka Turkiga si ay halkaa ugala so hadlaan Canaasiirta SNM ee diidan Somalinimada. Sida ilo lagu kalsoon yahay noo sheegeen ninka hogaaminaya waftiga uu Yuusuf Garaad u  diray dalka Turkiga wuxuu …