Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Mulkiilaha Dahab Shiil oo taageero ka helaya beeshiisa ayaa Guri Agoon reer Maakhi ah LEEYIHIIN  dhacay oo dhistay …

1st October 2024  admin  

Daawo Dood Dhex Martay Xildhibaanadii Dawlad Diid Vs Dawlad Doon Haddii shalay Caydiid iyo Ina Cumar Jees Qaramkii Soomaaliyeed burburiyeen oo Somali Isbaaro u dhigteen, maanta Isbaarada Qaran dumiska ah ee Soomaali lahu burburinayo  waxay u taalaa  Xiddig iyo Mahad …

1st October 2024  admin  

Wasiirkii Puntland ee shaqada looga eryey maxaad u hadashay, dano gaar ah ayaa laga lahaa Shaqo ka ceeyrintii Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada iyo Xiriika Goboladda Puntland Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan ayaa u muuqata mid arrimo gaar ah ay ka danbeeyeen, shaqo …

1st October 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo Caruurtii gobolada Waqooyi galbeed iyo Togdheer ka badbaadinaya inay tahriibaan, una sameeyey mashaariic shaqo abuuruis ah iyo waxbarasho dibadeed. Halka  madaxdii  beesha SNM  ay iyagu weli ka sheekaynayaan waalidii iyo Isaaq ayaa dawlad noqonaya oo caalamku aqoosan …