Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uga qeyb galayo shirka Golaha ammaanka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ayaa la kulmay Wasiirka arrimaha dibadda ee waddanka …

1st October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maanta 18 September 2017 xadhiga ka jaray mashruuca balaadhinta  biyo gelinta magaalada Boosaaso. Xadhig jarka Mashruucani ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey maamulka gobolka Bari, guddoomiyaha hay’adda …

1st October 2024  admin  

Maamulka Koofur Galbeed ayaa taageeray isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta, iyagoo sheegay in go’aankii dowladda Federaalka ka qaadatay xiisada khaliijka in aan laga tixgelin, isla markaana lagala tashan. War saxaafadeed ku qornaa afka English oo ka soo …

1st October 2024  admin  

75 Kaftanka Siyaasadda kii ugu qosolka badnaa ! …