Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
4th January 2025 admin
SNM Dad shacab ah oo hubaysnayn ayeey xabbad ku fureen. Sawirku waa Wiil yar oo dhaawaca ah, oo ka soo jeeda Beesha Warsangeli isaga oo gurigiisii Badhan jooga oo midnimada Soomaaliya ilaalinaya ayaa xabbad waxa loogu dhuftay soo raac beesha …
4th January 2025 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26 October 2017 Garoowe kusoo xidhay shirweynaha kalluumaysiga Soomaaliya oo 24 -26 bishan October 2017 ka soconayey Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland. Shirweynahan oo ay kasoo qayb galen Masuuliyiin ka …
4th January 2025 admin
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 26 October 2017 garoonka diyaaradaha Kanooko ee magaalada Garoowe ku sagootiyey Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Mudane Maxamed Cismaan Jawaari iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee DFS Mudane. Cabdi …
4th January 2025 admin
Alshabaab iyo SNM oo dad ku xabadeeyey degmada Badhan mid ka mid ah nimanka la shaqeeya mamulka SNM, una qaabilsan in nimanka ka yimaada Burco iyo Beer uu Buuraha calmadiow soo geliyo ayaa markii sadexaad gobolka sanaag dad ku xabadeeyey …