Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

sadex oo  qof oo kale, oo ka soo jeeda Beesha Warsangeli ayaa lagu dilay degaankooda ay qarniyada ku noolaayeen ee Buuraha Calmadow. Isbahaysiga xooga ku haysata Buuraha Calmadow,  , ayaa waxay galabta waddada u galeen gaari  ku sii jeeday Buuraleyda …

2nd October 2024  admin  

Culimada Beesha Jareerweyne oo ka hadashay Gafkii hadalkii Sh Maxamuud Shibli …

2nd October 2024  admin  

Yusuf Garaad oo u digay Dawlad Goboledyada ka horyimid go’aankii DFS ee khilaafka Khaliijka …

2nd October 2024  admin  

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland Cabdisalaan Bashiir oo gaaray degmada Waaciye. Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo ka ambabaxay magaalada Boosaaso oo howlo shaqo u joogay ayaa tagay magaalada Waaciye ee gobolka Karkaar. Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland Cabdisalaan Bashiir …