Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland  Xaaji Cabdiweli gaas ayaa  Boosaaso kula kulmay ururka Sanaag, Sool iyo BarI  oo loo asaasay sidii Buuraha Calmadow looga saari lahaa Dadqalatooyinka xooga ku jooga oo maalin walba dhiiga ku daadinaya Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed …

2nd October 2024  admin  

Bulshada ku dhaqan deegaanka Midigale ayaa ku wareejiyey hadiyad dhan lixdan neef oo ari ah shaqaalaha dhisaya wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo. Dadka kalle ee deegaanka ayaa iyana loogu baaqayaa in ay ka qeeyb qaataan dhismaha wadada. Allsanaag.com…

2nd October 2024  admin  

Dugsi lagu barto duulimaadka  ayaa markii ugu horeysay kadib dowladii hore ee Siyaad Barre laga furay magaalada Muqdisho. Dowlada Turkiga ayaa si rasmi ah ugu wareejisay xaruntan lagu baranayo duulista diyaaradaha  Maareeyaha Hay’adda Duullista iyo Saadaasha Hawada Mudane Yusuf Cabdi …

2nd October 2024  admin  

Tacsi Tiiraanyo Leh: Inna lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun! Geeridu Waa Xaq Cid Kastana Way Sugaysaa. Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, asxaabtii iyo eheladdii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee C/raxmaan Talyanle. Waxaan Allah uga  …