Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland  Xaaji  Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa wareysiga Uu Siiyay Barnaamijka Kulanka SBC Kaga Hadlay Arimo Xasaasi ah oo Ka Taagan xiligan Puntland iyo Soomaaliyaba. …

2nd October 2024  admin  

Gudoomiyihii baarlamaanka dawladiisa ayuu xabsiga dhigay, madaxweyne ku xigeenkiisii ayaa ku xigay oo uu isagana jeelka  dhigay, taliyihii nabad sugida ayuu shaqadii ka eryey  isaga oo dubai jooga , Hargaysa  intuu tegay ayuu  Been ka soo alifay iyo Berbera madaxweyne   …

2nd October 2024  admin  

Dawladda Spain ayaa ka hortimid aftida ka dhaceeysa gobolka Catalonia, waxeeyna dawladda Spain ay u dirtay kumanaan kun oo ciidamo ah si ay ugga hortagaan aftida ka dhici doonta gobolkaas maalinta Axada ah. Gobolka Catolonia dadkiisa tiradooda waxaa lagu qiyaasaa …

2nd October 2024  admin  

Daawo beesha Isaaq oo leh Soomaali anagaa ugu soo horaynay dalka ingiriiska, Hase ahaatee ay taariikhda qorani sheegayso  mid taa ka duwan oo ah in Soomaalidii ugu horaysay ee timaada Boqortooyada Ingiriisku ay ka yimaadeen Saldanada Warsangeli ee Bariga Afrika…