Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

715 Views DAAWO SAWIRRADA: Xerada Tababarka Ciidanka ee maanta Xarigga laga jaray              …

2nd October 2024  admin  

Waraysigan oo isugu jira xog qarsoonayd iyo wacyi gelin oo ay ururka Sanaag, Sool, iyo BARI SSB u soo gudbiyeen dadka reer Maakhir iyo dadka reer Puntland oo ku aadan BUURAHA CAL _MADOW iyo CAL_MISKAAD  oo ay buurahaasi ku dhuumaalaystaan …

2nd October 2024  admin  

Biyo xireen laga hirgeliyay Magaalada Laasadawaco ee Gobolka Bari ayaa qabtay Biyihii ugu horeeyey ee xili roobaadka. Hirgelinta Mashruucan ayaa waxa iska kaashaday Maamulka Puntland,shacabka deegaanka iyo weliba Hay”addo Caalami Ah,iyadoona lagu guuleystay Ujeedkii Mashruucan Loo sameeyey. Biyo xireenkan ayaa …

2nd October 2024  admin  

Dhamaan Jaaliyadda reer Maakhir ee magaalada Toronto, ee dalka  Canada,  Waxa laga codsanayaa inay ka soo qayb galaan  shirkii loo balansanaa oo berito ka dhacaya galbeedka magaalada Toronto Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir Mahad  647 7017183…