8th May 2024  admin  Category :

Banaan bax ka dhacAY  maanta magaalada Hadaaftiomo ee gobolka Sanaag

Tiro kasta oo ay yihiin,  dadkii maanta isugu soo soo baxay magaalada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag iyaga oo xoojinaya  midnimada Soomaaliya , haddii ay hal xabbad ku ridaan maamulka SNM, Bulshada caalamku waxay u arkI doonaan  dagaaladdii sokeeye ee Soomaaliya ka socday dhowr iyo labaatanka sano inay tabi  tahay qaybtooda aan weli heshiiska  laga gaarin. Bulshada Soomaaliyeedna waxay u arkayaan Harti oo midaysan iyo Isaaq oo markii ugu horaysay ku dagaalmay gobolka Sanaag.  Labadaas arimoodba beesha SNM waa ku fashilmi doonaan

Sawirka Siciid Uurcad.

Sawirka Siciid Uurcad.

1- Dadkii sheeganayey dawladnimada iyo Dimoqraadiyadda oo qaab qabiil wax ku muuqinanaya, marka ay caalamku arkaan waxay ogaan doonaan dadka ddhabta ah oo ay yihiin SNM

2- Arinta labaad Harti oo midaysan.  Soomaali waa ogtahay, haddii AY SNM soo gardataystaan waxa  dhici doona

https://www.facebook.com/sanaagboy.love/videos/865719290262092/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*