Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Maalmahan waxaa socotay la dagaalanka musuqmaasuqa oo ay waddeen Madaxweeyne Xasan Shiikh iyo Ra’iisal Wasaare Xamse Barre. Hase ahaatee, musuqmaasuqa ka jira dalka Soomaaliya ayaa ah mid uu ka billowdo madaxda sare, meesha uu ku dhammaado shaqaalaha hoose.  Hadaba, waxaa …

30th September 2024  admin  

Wasiirka Maaaliyadda, Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa dhawaan shaqo joojin ku sameeyay xisaabiyaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Agaasimaha Guud ee Dakhliga. Hadaba xisaabiyaha Guud ayaa lagu eedeeyay in uu curyaamiyey kharash bixinta waqtiyaysneed, daminta nidaamka SFMIS oo ay ku shaqeeyaan …

30th September 2024  admin  

Isku shaandhayn ay sabab u ahayd wasiir Qoyska reer Xasan Culusoow ka Caraysiiye Ra’iisul wasaaraha dawladda federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre isaga oo helay amar madaxweyne isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada, isaga oo …

30th September 2024  admin  

Beesha Isaaq oo fursad ke heshay Maleeshiyaadka Garowe ayaa madaafiic aan loo aabo yeelin ku duqaysay Laascaanood Wararka aan ka heleyno magaalada Laascaanood ayaa sheegay in abbaare salaaddii duhur ay madaafiic ku dheceen qaybo kamida magaalada kuwaasi oo dhaliyay tiro …