Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th January 2025  admin  

Doorashadii ay balan qaadeen maamulka SNM inay ka dhici doonto  gobolada Sool iyo  Sanaag oo aan qabsoomin . Yaa guushu raacday yaase fashilmay. Doorashadii maanta qabsoomi wayday ee  la doonayey in lagu dhantaalo ama lagu wiiqo  qaranimada iyo midnimada Soomaaliya, …

10th January 2025  admin  

Gudoomiyaha gobolka sanaag oo sheegay in badi gobolka Sanaag aanay ka dhicin doorashooyinkii beelaha Isaaq https://www.daljir.com/guddoomiyaha-gobolka-sanaag-oo-sheegay-in-badi-gobolka-sanaag-aanay-ka-dhicin-doorashooyinka-sl/…

10th January 2025  admin  

Warbahintii gobolka Sool,  qaybtooda xalaasha ahayd ee ka shaqayn jirtay midnimada beelaha  Dhulbahante ayaa Somtel oo xaaraan ku joogta Laascaanood xanibaad saartay Ilaaladda horgal Gargaar oo maamulka somaliland ugu magacaaban wasiiru dawlaha nabadaynta gobolada bari ayaa rasaas xoogan ku furay …

10th January 2025  admin  

Ciidamada aad u tababaran ee Puntland ayaa gacanta ku dhigtay kaararka codbixinta ee SNM, kuwaasoo si dhuumaalaysi ah la doonayey in lagu soo galiyo xuduudda Puntland ee gobolka Cayn. …