14th January 2026 admin Category :
Ciidamada aad u tababaran ee Puntland ayaa gacanta ku dhigtay kaararka codbixinta ee SNM, kuwaasoo si dhuumaalaysi ah la doonayey in lagu soo galiyo xuduudda Puntland ee gobolka Cayn.