Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar garowga ku biirista (EAC) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga wadahadallada ku biirista Soomaaliya ee …

30th September 2024  admin  

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay Jarmalka iyo mid la dhaawacay agaalada Dresden oo ku taala barriga dalka Jarmarlka waxa tareen dhexdiisa lagu diley wiil Soomaaliyeed, halka mid kalena uu dhaawac gaaray. Weerearkan waxaa ku eedeysan, sida booliisku sheegeen, wiil …

30th September 2024  admin  

Erdogan oo war hor leh ka soo saaray damaca Sweden ay ku dooneyso inay kaga mid noqoto NATO Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in dalkiisu uu taageeri doono qorshaha ay Sweden ku dooneyso inay kaga mid noqoto Nato haddii Midowga Yurub …

30th September 2024  admin  

Ruushka ayaa ka falceliyay markii uu madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky uu dalka dib ugu soo celiyay shan taliye oo ku sugnaa Turkiga. Taliyeyaasha oo Ruushku ku qabtay dagaalkii magaala xebeedka Mariupol ayuu Turkigu dhexdhexaadiyey sii deyntooda, waxayna tan iyo markaas …