Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Maanta ninka qoraalkan qoray iyo kuwii ku taageeri jiray nacaybka  ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku casumay Villa Wardhiigleey March 27, 2007 Mahad oo dhan waxay u sugnaatay Ilaaheey SWT, Salli iyo salaam tacdiim lala xiriiriyeyna waxaan u celinayaa …

2nd October 2024  admin  

Kamarada Villa Soomaliya taalaa Qof aan Hawiye Action Group  ahayn ma qabato miyaa mise Villa Soomaaliya ayaa Guri HAG  noqday . Madaxweyne Farmaajo oo Soomaali oo dhami ay wada doorteen  maanta koox yar ayaa  ugu afduub ugu  Haysta magaalada Muqdiso…

2nd October 2024  admin  

Wasiirka amniga Puntland Axmed Cabdilaahi yuusuf Dowlad oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa sheegay inay baaritaano wadaan …

2nd October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehelinayaan Madaxweynaha  Jubbaland Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif  Xasan Shiikh Aadan, Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo Madaxweynaha Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gelinkii danbe  10 …