Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Maamulka SNMta ayaa iska fogeeyay eedeenta loo soo jeediyey ee ah ineey ka danbeeyeen qaraxii Muqdisho. Maamulka Hargeesa ayaa xoogga saara inta badan inaan Koonfurta Soomaaliya aysan nabad noqon si ay aduunka uga dhaadhiciyaan ineey iyagu nabad heestaan oo ay …

3rd October 2024  admin  

Anigoo Jaama Feyte ah waxaan tacsi udirayaa  reer Faarax cali Buur,geeridii ku timid Nabadoon cismaan Faarax Cali Buur oo Nairobi ku geeriyooday,ilaahay Samir & iimaan haka siiyo dhamaan ehelkii & Qaraabadii uu ka geeriyooday. Jama Feyte USA tx…

3rd October 2024  admin  

Madaxweyne Jahmhuuriyadda oo dhambaallo tacsi ah ka helay qaar ka mid ah dalalka Caalamka …

3rd October 2024  admin  

Madaxwaynaha Maraykanka  Mr,Trump ayaa waxa la waydiiyey suaal ku saabsan madaxda Africa,wuxuu ku jawaabey waa Dhurwaayo ku dagaalama cashuurta ay ka qaadeen shicibkooda. Maxaan oran karnaa madax gobleedyada Soomaliya dhaqankooda anshaxa xun iyo dabamarka sharciga wadanka guud ahaan, gaarahaan kan …