28th March 2024  admin  Category :

$ 20kii ugu danbeeyey ayuu Gaas ugu shubay iyana waxay u qaaraantay $250, 000

Gabadh ka soo jeeda gobolka New Jersey ee  dalka Maraykanka   ayaa waxa caawinay nin Derbi jiif ah ah oo aan hoy uu seexdo lahayn   ka dib markii shidaalkii gaarigii ay wadatay uu   kaga dhamaaday iyada oo maraysa  jidka dheer ee dhex mara gobolka Philadelphia

Kate McClure, oo 27 jir ah, ayaa waxay  tiri gaaskii gaariga aan watay  ayaa wuxuu igaga dhamaaday aniga oo maraya Interstate 95 markaas ayaa nin Derbi jiif ah, oo lagu magcaabo  Johnny Bobbitt Jr, inta uu ii soo lugeeyey i siiyey $20, oo ahayd lacag intuu ka haystay. “Markaas ma haysan lacag, hase ahaatee dhowr mar oo danbe ayaan u soo laabtay si aan u siiyo lacag iyo dhar”

Kate McClure, ayaa horanta bishan bilowday  ololaha qaaraan ururinra derbi jiifkan Gofundme.com campaign , waxayna ilaa hadda u qaaraantay $250,000

25282282_1510356773.5939_funddescription

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*