Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 October 2017 kulan aan caadi ahayn la qaatay golaha wasiirada Puntland, kulankaas oo looga arrinsanayey qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho 14 october 2017 iyo sidii gurmad deg deg ah …

3rd October 2024  admin  

Shacabka deggan xaafada Islii ayaa wadda dhiig ay ugu deeqayaan dadkii ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho. Allsanaag.com…

3rd October 2024  admin  

Waxaa meela badan oo ka mid ah ka socda mudaaharaadyo looga soo horjeedo cadawga ummada Soomaaliyee ee tuugta ah Shabaab. https://youtu.be/40DGAuaSILE https://youtu.be/dujc0MYg-oI Allsanaag.com…

3rd October 2024  admin  

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16 October 2017 gelinkii danbe  kormeeray magaaladsa Boosaaso ee casimada ganacsiga Puntland, kormeerkaas oo uu ugu kuur gelayey xaaladda guud ee magaalada. Madaxweynaha ayaa kormeerkiisa galabnimo …