Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in uu dib u dhac ku yimid shir ay dawladda federaalka Soomaaliya ku baaqday in uu ka dhaco magaalada Muqdisho, kaasoo lagu martiqaaday madaxdii hore hogaanka u soo qabatay oo ay ku jiraan …

30th September 2024  admin  

Madaxweeyne Xasan Shiikh mawqifkiisa ku aadan dagaalka ka socda Laascaanood waa mid cad, waxa uuna la jiraa SNMta Hargaysa sax iyo khalad mideey noqotaba, waxuu wadaa waa “Qawda maqashii, waxna ha u qaban.” Hadaba, maxaa la gudboon dadka deeggaanka ee …

30th September 2024  admin  

Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ayaa ku sugan dalka Kenya halkaas oo uu uga furmayo booqasho saddex maalmood ah oo uu ku marayo qaarada Afrika. Waa markii ugu horeysay oo Madaxweyne Iran uu booqasho ku yimaado Afrika in ka badan 10 …

30th September 2024  admin  

Qaybo kale oo ka mid ciianka Gaashaaman ee beesha Warsangeli ayaa u ruqaansaday Goojacade si ay maamulka SNM uga difaacaan gobolka Sool. …