Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

SNM Dad shacab ah oo hubaysnayn ayeey xabbad ku fureen. Sawirku waa Wiil yar oo dhaawaca ah, oo ka soo jeeda Beesha Warsangeli isaga oo gurigiisii Badhan jooga   oo midnimada Soomaaliya ilaalinaya ayaa xabbad waxa loogu   dhuftay soo raac beesha …

3rd October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26 October 2017 Garoowe kusoo xidhay shirweynaha kalluumaysiga Soomaaliya oo  24 -26 bishan October  2017 ka soconayey Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland. Shirweynahan oo ay kasoo qayb galen Masuuliyiin ka …

3rd October 2024  admin  

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 26 October 2017 garoonka diyaaradaha Kanooko ee magaalada Garoowe ku sagootiyey Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Mudane Maxamed Cismaan Jawaari  iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare  ee DFS Mudane. Cabdi …

3rd October 2024  admin  

Alshabaab iyo SNM  oo dad ku xabadeeyey degmada Badhan mid ka mid ah nimanka la shaqeeya  mamulka SNM, una qaabilsan in nimanka ka yimaada Burco iyo Beer uu Buuraha calmadiow soo  geliyo ayaa markii sadexaad gobolka sanaag dad ku xabadeeyey …