Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Dhaawacyada ay qabaan shacabkii reer Badhamood ee  shalay SNM ku xabadeeyeen magaaladaas  iyaga oo u mudaharaadaya Midnimada Soomaaliya ayaa la diiwaan geliyey Diiwaangelin uu sameeyey Ururka Sanaag, Sool iyo bari ,  garabkiisa Xuquuqda Aadanaha ( HUMAN RIGHTS) ayaa waxay   soo …

3rd October 2024  admin  

https://youtu.be/lk_acbRX_b8 Amiir Caamir oo labaatankii sawir ee ugu danbeeyey ee  uu sameeyey, tobon ka mid ah uu lacag kaga qaatay mooryaanta  inuu  aflagaadeeyooo uu sawir xun ka bixiyo  Ra’isawasarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta soo bandhigay  …

3rd October 2024  admin  

Lix qabiil oo Waqooyiga degan ayaa la kala galay Ingiriiska lix heshiis [xagga hoose ayaa lixda heshiis ku qoran yihiin]. Qabiilka Dhulbahante iyagu wax heshiis ah lama gelin Ingiriiska oo waxay ku hoos yimaadeen Ingiriiska heshiiskii jeexida xudduuda Italian Somaliland …

3rd October 2024  admin  

Daawo dagaalka warbaahineed  ee  maamulka SNM. Shacab aan hubaysnayn  inta xabad lagu furay ayeey hadda SNM Soomaali inteeda kale waxay ka dhadhicinayaan  in Puntland iyo Isaaq ay ku dhex  dagaalameen y degmada Badhan. Xaqiiqdu waa Isaaq wuxuu   doonayo  waa “in  …