Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Qurbaawi  iyo ninkii Dhakhtarka sheegtay ee  Badhan joogay  maxay isaga mid yihiin? Nin magaciisa ku sheegay Dr. Daahir, oo  dhawaan warbaahinta Soomaalida la hadlayey ayaa sheegay inuu yahay Dhakhatar ka howl gala Cisbitaalka degmada Badhan. Ninkan Dhakhtarka sheeganayey  ayaa shacabkii  …

3rd October 2024  admin  

XUBNO KA TIRSAN GUDDIGA DHISMAHA WADADA CEELDAAHIR CEERIGAABO OO KORMEERAY DHISMAHA WADADA …

3rd October 2024  admin  

Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ee sida gaarka ah u tababaran oo ay weheliyaan ciidamada PMPF Puntland oo hawlgal dagaal oo ka dhan ururka argagixisada Al Shabaab ee ku dhuumaalaysta Buuraha Cal madow ka fuliyey Buuraleyda deegaanka Dalxooqle oo hoostaga tuulada …

3rd October 2024  admin  

Maxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28 october 2017 safar shaqo ugu ambabaxay magaalada Muqdisho ee caasimadda dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Madaxwaynaha iyo weftgiisa ayaa …