Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Allah ha u naxariistee  Adeer Cawad Casharo waxa  Salaadda Janaasada lagu tukanayaa maanta oo bishu tahay ‎Monday, ‎October ‎30, ‎2017 Salaada Duhur  iyo Masjidka  khalid bini Walid oo ku yaal  16 Bethridge Rd, Etobicoke, ON (اللهم اغفر له وارحمه عا …

3rd October 2024  admin  

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Xildhibaan Axmed Cashara Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Allah ha u naxariistee, Marxuum Cawad Axmed Cashara oo xalay …

3rd October 2024  admin  

Allah ha u naxariistee waxa caawa  Cisbitaalka Etobicoke General ee magaalada Toronto ee dalka Canada  ku geeriyooday Adeer Cawad Axmed Casharo إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعون…

3rd October 2024  admin  

Daawo sida Marabbidii iyo SNM ay   uga qayliyeen ururka xaq u dirirka ah SSB ee ka shaqeeya midnimada Soomaaliya. Muuqaalka hoose waxaad ku ogaan doontaa in maamulka beelaha Isaaq ku midaysan yihiin  ee SNM IYO alshabaab ay wada shaqeeyaan. Cadowgooda …