Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
12th January 2025 admin
Xirnaashihii dekedda Boosaaso ayaa saameen ku yeeshay dhaqdhaqaaqa ganacsi ee ka jira magaalada Boosaaso. Hadaba dadka ka ganacsada gudaha magaalada Boosaaso sidee ayeey u saameeysay? Allsanaag.com…
12th January 2025 admin
Shiikh Baaruud ayaa ka jawaabay eedeen ay u soo jeediyeen qolyo canaasiir ah oo ka tirsan baarlamaanka oo sheegay in shiikha uu qabayaalad waddo iyo kuwo leh shiikha ha loo dhiibo Itoobiya iyo wax la mid ah. Shiikha waxa uu …
12th January 2025 admin
Dastuurka dalka Soomaaliya ayaa la sheegay inaan afti loo qaadi doonin inta maamulka Hargeeysa lagu soo darayo maamul goboleedyada federaalka ee ka jira dalka Soomaaliya. Siyaasiyiinta maamulka Hargeeysa ayaa sheegay ineey ka go’een dalka Soomaaliya, balse ma jiro cid aqoonsatay …
12th January 2025 admin
Magaalda Gaalkacyo waxaa ka furmay shirweeynaha beesha Leelkase kaas oo looga arrinsan doono arrimo badan oo quseeya beeshaas. Allsanaag.com…