Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Maleeshiyaadka SNM oo shacab aan hubaysnayn Isir nacayb ugu xabadeeyey degmada Laascaanood ee gobolka Sool https://youtu.be/8ytbdtdsVkQ…

3rd October 2024  admin  

Wasiir ku xigeenka Maaliyada Puntland iyo Duqa Degmada Bosaaso oo Safar Shaqo ku tegay dalka Ciraaq Wafdi ka socda Maamulka Puntland oo ka kooban Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyada Puntland mudane.C/salaan Bashiir C/salaan iyo Duqa Degmada Bosaaso Mudane.Yaasiin Mirre Maxamuud …

3rd October 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland oo Kulan Casho Sharaf  Ah Laqaatay Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka DFS U Metelaya Puntland. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo ay taariikhdu tahay 02 Nov 2017 kulan  casho sharaf ah kula qaatay …

3rd October 2024  admin  

Ma Odayashii dhaqanka Soomaaliyeed ayaa Muqdisho ku sugan mise Odayaashii beelaha Muqdisho ayaa sheeko cusub la yimid Odayaasha 135-ta Oday ee soo xulay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo ah Duubabka Qaranka Soomaaliyeed intooda ku sugan Gobolka Banaadir oo ka kulmay …