Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Madaxweynaah dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftiga uu hogaaminayo ee Muqdisho ku sugan ayaa caawa 04 Nov 2017 kulan casho sharaf ah layeeshay Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad [ Oomaar ]. Kulanka …

4th October 2024  admin  

War murtiyeedkii ay ku heshiiyeen Madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada Waxaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya lagu qabtay kulan wadatashi oo u dhexeeye Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 28-kii Oktoobar ilaa 5tii, Nofembar, 2017, kulankaas oo uu …

4th October 2024  admin  

Ciidanka Amniga Puntland PSF oo ay weheliyaan ciidamada kale ee difaaca Puntland ayaa waxay hawlgal ka dhan ah ururka argagixisada Al Shabaab ka fuliyeen degaanka Harweynee Buuraha CalMadow. Ma jiraan faahfaahin dheeraad ah oo ay saraakiisha ciidamadu ka bixiyeen howlgalkaan. …

4th October 2024  admin  

Gaas oo Kulan La qaatay Qaar Kamid Ah Wasiirada Dowlada Federaalka Soomaaliya Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan kula qaatay magaalada Muqdisho qaar kamid ah Wasiirada DFS. Kulanka Madaxweynaha iyo Wasiiradaasi ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey …