Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Shaqaalaha Dahab shiil iyo Somtel oo ololaha SNM  si fiican uga dhex muuqda Dhamaan degaanada beesha Reer  Maakhir waxa ka howl gala shirkado laga leeyahay gobolada waqooyiga Soomaaliya oo shaqaalaysiisa niman ka soo jeeda degaanadaas Maakhir  oo aaminsan fikirka ah …

4th October 2024  admin  

Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعون Bahda ALLSANAAG, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska Ilama Cumar Cashuur oo caawa hooyadood Allah ha u naxariistee Weris Cali Shire ay  ku geeriyootay degmada Badhan ee gobolka …

4th October 2024  admin  

Gobolka Sanaag Baa laysku haystaa dib danbe u maqli maysaan Dagaalkii kharaaraa ee Damalo Xagare kabacdi, waxaa mar kale la isugu yimid degmada Ceerigaabo, waxaana heshiis lagu gaaray in degmada laga saaro maleeshiyaadkii SNM. Waqti yar kabacdina waxaa la gaaray …

4th October 2024  admin  

Wasaarada Deegaanka oo Biyo Xireen ka bilowday deegaanka Midigale ee Degmada Badhan Waxaa maanta si rasmi ah loo dhagax dhigay Biyo-xireen ay wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska DPL kabilaabayso deegaanka Midi-gale oo katirsan degmada Badhan ee gobolka Sanaag, Biyo xireenkan …