28th March 2023  admin  Category :

Maleeshiyaadka SNM ee  wasiirka reer Maakhir hogaamin doono  ayaa  Dabcasar weerar ku soo qaaday isaga oo ka qadaynaya maqaaxidii Qawdhan ee uu Shalay Cali Khaliif  kula kulmay. Xariga Dabcasar waxa ka horeeyey oo iyadana sidaas oo kale loogu bahdilay magaalada Hargaysa Nasteexo Indho, oo ka soo jeeday gobolka Nugaal

Sawirka Maxed A Castaro.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*