Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Wasiirka wasaaradda Amniga dowladda Puntland Axmed Cabdullaahi Dowlad iyo wafti la socda ayaa si weyn loogu soo dhowayey degmada Dhahar ee xarunta gobolka Hayland. …

4th October 2024  admin  

Labo Cisho ka hor, waxaan dhegaysanayey Hooyo Soomaaliyeed ee  ku nool degmada Hadaaftimo ee goblka Sanaag, iyada oo leh waa argagxsanahay oo waxa nala dul keenay labaatn Tikniko ah , oo waxaan u  cabsi qabnaa Caruurta iyo waayeelka aan qaxi …

4th October 2024  admin  

Idaacadaha BBC iyo VOA ee afka Soomaaliga ayaa doorashada ay qabsadeen beesha Isaaq waqti badan gelliyey, waxa ay wareesanayeen wariyayaal, siyaasiyiinta beeshaas iyo shaqsiyaad ku suggan dhulka ay beeshaasi degto. Hadaba, labadan idaacadood ayaan dhex-dhexaad ka noqon sida ay wax …

4th October 2024  admin  

Doorashadii ay balan qaadeen maamulka SNM inay ka dhici doonto  gobolada Sool iyo  Sanaag oo aan qabsoomin . Yaa guushu raacday yaase fashilmay. Doorashadii maanta qabsoomi wayday ee  la doonayey in lagu dhantaalo ama lagu wiiqo  qaranimada iyo midnimada Soomaaliya, …