Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Siciid Cali Muuse, sunta ina Biixi iyo Sanaadiiqdii SNM ayy hadaaftimo keenay Cabdirashiidna Mashaariic horumarineed Agaasimaha Warfaafinta, Wacyi-gelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada dawladda Puntland Abwaan Abdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa maanta gelinkii hore 23 Nov 2017 ka dhagax dhigay …

4th October 2024  admin  

Agaasimaha Warfaafinta, Wacyi-gelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada dawladda Puntland Abwaan Abdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo oo hawlo shaqo u jooga gobolka Sanaag ayaa maanta gelinkii danbe 23 Nov 2017 ka dhagax dhigay magaalada Damala-xagare  …

4th October 2024  admin  

Faysal Cali Dhurwaa ” Isaaq dhexdiisa wuxuu ka yahay nimanka ka hadla Paltalk oo inta lacagta la siiyo hadba la yiraahdo  qof ama Beel cay   …

4th October 2024  admin  

$ 20kii ugu danbeeyey ayuu Gaas ugu shubay iyana waxay u qaaraantay $250, 000 Gabadh ka soo jeeda gobolka New Jersey ee  dalka Maraykanka   ayaa waxa caawinay nin Derbi jiif ah ah oo aan hoy uu seexdo lahayn   ka dib …