Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta madaxda caalamka kala qeybgaley xafladda caleema saarka Madaxweynaha dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo ka dhacdey magaalada Nayroobi. Munaasabaddan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa khudbad …

5th October 2024  admin  

Boos uu lahaa allaha u naxariistee Madaxweeynihii horre Ca/laahi Yuusuf Ahmed ayaa maanta dib loo soo celliyey kadib markii dad ku habsaday ay horay u heesteen. Waxaana dhab ah qofkii  hanti uusan laheen qaata in isaga uun ay dhibeeyso, qof …

5th October 2024  admin  

Ma Runbaa in Mashaariicda dowladda Qatar ay ku kooban yihiin caasimadda iyo magaalooyinka deriska la ah Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha ee  dawladda Soomaaliya   Jamaal Caaqil Maxamed Xasan, sida uu  qoraalkiisa hoose  ku sheegay ma jiraan  degaano  cayiman ee  …

5th October 2024  admin  

Wafdi ka socda Dowladda Qatar oo booqasho ku yimid Muqdisho Muqdisho, November 28, 2017 – Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaallaha H.E. Amb. Gamal Mohamed Hassan, Wasiirka Amniga gudaha H.E. Mr. Mohamed Abukar Islow iyo Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo …