
28th March 2023 admin Category :
Magaalada Garoowe waxaa sii diiran loogu soo dhaweeyay Madaxweeynaha DF ee Soomaali Maxamed Ca/laahi Farmaajo iyo wafdigii la socday. Wafdiga madaxweeynaha ayaa deegaanada Puntland ku sugnaan doona maalmaha soo socda hadii illaahay uu yiraahdo.
Allsanaag.com