Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Boqor Burhaan ayaa gaarey magaalada Boosaaso si uu ugga qeeyb qaato qillaafka dekedda Boosaaso. Allsanaag.com…

5th October 2024  admin  

Mid ka mid ah xildhibaanaddii Aqalka sare ee doonayey in Farmaajo la rido ayaa QABYAALAD ugu hambalyeeyey gacan ku dhiigliha doonaya in uu Soomaaliya kala gooyo Mustafe Qodax, wuxuu ka mid ahaa Alshabaabka koonfurta Soomaaliya ee ka soo jeeda beesha …

5th October 2024  admin  

Waalidiin Somaliyeed  oo ka waramaya Qaabkii Wiilal ay dhaleen loogu laayey Kanada …

5th October 2024  admin  

Argagixisada qanadaraaska ku soo qaatay dilka shacabka Soomaaliyeed ayaa Boosaaso waddo ka mid ah ku aasay miino si ay ugu qaraxdo cid kasta oo meesha marta. Shacabka Boosaaso ayaa loogu baaqay in ay dawladda la shaqeeyaan si loo ciribtiro shayaadiinta …