Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Beelaha Habar gidir Oo Heshiis Hordhac ah Ku Kala Saxiixday Magaalada Jabuuti Waxaa saxiixa heshiiskan goobjoog ka ahaa Xubno ka socday Ahlusuna, “Galmudug” , dowladda Federaalka iyo IGAD. Beelaha sacad iyo Cayr ee Habargidir  ayaa isu soo dhowaansho ka muujiyay …

5th October 2024  admin  

Hooyadan Soomaaliyeed oo ah aqoonyahanad, ahna  Xaaskii Ismaaciil Cali Abokar, oo ka mid ahaa golihii sare ee kacaankii Soomaaliya ka curtay 1969 oo uu hogaaminayey Jaale Mxamed Siyaad Bare  ayaa magaal aan horay ugu  qornay ALLSANAAG,   iyaduna  mid la mid …

5th October 2024  admin  

Magaalada Ceelbuh ayaa laga dhegax dhigay cisbitaal cusub oo la doonayo in laga dhiso deegaankaas. Hadaba, shacabka gobolka ayaa loogu baaqayaa ineey ka qeeyb qaataan dhismaha cisbitaalkaas oo qeeyb weeyn ka qaadan doona daboolida baahiya caafimaad ee jira. Allsanaag.com…

5th October 2024  admin  

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. CabdiweliMaxamed Cali Gaas ayaa manta oo ay taariikhdu tahay 03 December 2017 kaqayb galay shirka Amniga Qaranka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay. Shirka ayaa waxaa sidoo kale kazoo qayb galay Madaxweynaha DFS Mudane. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, …