Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Dastuurka dalka Soomaaliya ayaa la sheegay inaan afti loo qaadi doonin inta maamulka Hargeeysa lagu soo darayo maamul goboleedyada federaalka ee ka jira dalka Soomaaliya. Siyaasiyiinta maamulka Hargeeysa ayaa sheegay ineey ka go’een dalka Soomaaliya, balse ma jiro cid aqoonsatay …

5th October 2024  admin  

Magaalda Gaalkacyo waxaa ka furmay shirweeynaha beesha Leelkase kaas oo looga arrinsan doono arrimo badan oo quseeya beeshaas. Allsanaag.com…

5th October 2024  admin  

Dadka deggan magaalada Laascaanood oo makarafoonka lala dhexmaray ayaa ka jawaabayey hadal ay sheegeen inuu ka yimid Ca/welli Gaas oo ahaa in maamul uu u sameen doono deegaanadaas. Hadaba, dadka ayaa ku kalla aragti duggan meesha ay taageersan yihiin. Dadku …

5th October 2024  admin  

Sawirka hoose waa Kaanka Ceelaayo iyo muuqaalkii heestii Cabdulaahi Lakjar ee Ceerigaabo iyo Badhan …